Mid kamid ah Wadooyinka Halbowlaha Kismaayo oo Dayactir lagu Sameynayo

0
241

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka dowladda hoose ee Degmada Kismaayo ayaa howlo dib u dayac tir ah ka bilaabay wadada halbowlaha ah ee marta bartamaha Magaalada gaar ahaan kasoo horjeeda Iskoolka weyn Ganaane oo burbur xoogan uu ka muuqday taas oo dhib badan lagu qabay maritaankeeda.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here