Mid kamid ah Haweenka Baladweyne oo Hal-abuur shaqo oo ku cusub deegaanka

0
61

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Samsam Maxamad oo ka mid ah Gabdhaha ku nool maagaalada Baladweyne ayaa sameeysatay fursad shaqo taasoo ah baafinta Alaabaha ku lumo garoonka diyaaradaha ee magaalada Baladweyne.

Alaabahaan ayaa la kenaa Xafiisyada diyaaradaha ee maagalada si loogu raadiyo dadkii lahaa kuwaas oo la dhigo baraha bulshada ay ku xariiraan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here