Mid kamid ah Gabdhaha magaalada Baladweyne oo abuuratay fursad shaqo muhiim ah

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Cafiifo Cabdicasiis Cali oo kamid ah gabdhaha ku nool magaalada baladweyne ayaa abuurtay fursad shaqo taasoo ah in si online ah iyo dukaan ay ku iibiso shoobin, saacado, ubaxyo iyo agabyo kale oo badan.

Juweyriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here