Kismaayo(Idaacada Waamo)Dadka naafada ah ayaa inta badan helin daryeel iyagoona qaar kood ay nolasha caqabado badan kala kulmaan Hadaba Xuseen Xasan Maadeey waxa uu ka mid yahay dadka qaba baahiyaha gaarka ah
isagoona ay ku xiriiraan caruur wax ka sugeeysa waxa uu ku nool yahay magalada doolow ee gobalka gado gaar ahaan kaam ay dagan yihiin dadka barakacaaysha ah waakan xuseen oo ka warbixinaya xaladiisa nolaleed ee uu ku sugan yahay.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.