Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalin Yaye Yacquub oo ah maamulaha madrasada Al-mustaqiim oo ku taalla xaafadda buundo weyn ee magaalada Baladweyne ayaa warbaahinta ย u sheegay inuu isku xilqaamay inuu si lacag laโaan ah uu Quraanka iyo Salaada u baro haweenka daโda ah ee ku nool xaafadda Buunda weyn.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.