Mid ka mid ah Haweenka Baladweyne oo la timid hal-abuur cusub oo ay ku shaqeeysato

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Sumaya Faarax Cabdi oo kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeystay xirfda shaqo taasi oo ah in ay qurxiso gobta ay ka dhaceeyso xalfadaha Aroos iyo qalijabinta.

Sumayo ayaa goobta ay ka dhacayaan xafladaha qurxiso iyadoo adeegseenayso alaabo kala duwan.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here