Mid ka mid ah Haweenka Baladweyne oo abuurtay fursad shaqo oo ay ku maareyso Qoyskeeda

0
41

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Nimco Maxamed Xasan oo kamid haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa sameeysatay xirfad shaqo iyadoo karisa dharka baatiga ah ee ay haweenka qaataan.

Dharkan ayaa loo yaqaanaa karis waxaana loo yeela midaba kala duwan iyadoo loo adeegsanayo riinji.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here