Mid ka mid ah Dhaqaatiirta Dhoobley oo ka warbixiyay xanuunka Gaaska iyo sida bukaanada qaba ay ula noolaan lahaayeen bisha Ramadaan

0
130
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xanuunka Gaaska ayaa ah xanuun inta badan bulshada somaalida dhibaato ku haya waxaa xanunkan sababaa Aashitada caloosha oo badata, taasoo ay badiso gaajada muddada dheer ah islamarkaana sabab u ah in dadka badanaa ay ka cawdaan xanunkan xilliga lagu gudo jiro bisha ramadaan.
Digtoor mohamed xassan oo kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa faafahin kabixiyay xanuunka gaska iyo sida bukaanada qaba ay ula noolaan lahaayeen bisha Ramadaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here