Mid ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne oo ku shaqeysta xirfadda sawir qaadista

0
88
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wiilkaan  oo kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baldweyne ee xarunta gobolka hiirraan  ayaa ku dhiiraday inuu  ku shaqeysto xirfadda sawir qaadista taasi uu ka helay qarash uu noloshiisa ka dabaro.
Xirfdaan sawir qaadista kusoo bandhiga quraxda iyo bilicda magaalad Baldweyne  ee xarunta gobolka hiirraan waxaana uu sidoo kale sawiro ka qaada dhallinyarada jecel in ay  sawiradooda kusoo bandhigaan baraha bulshadda kala duwan ee interneedka.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here