Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maxkamadeynta Degmada Baarawe ayaa waxaa dhalinayro Somaliyeed ay ku eedeysay ka ganacasiga isticimaalka waxyaabaha maanka dooriya ayaa waxaa la horkeenaya maxkamada degmada baraawe ayigoona ay goob jog ka ahaa maxkamada waaladiinta eedeysaniyaasha iyo qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka Deegaanka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.