Masuuliyinta ka Socday Hay,adda duulista Rayidka Soomaliyeed oo kormeer ku tegay dhismaha Garoonka Af-barwaaqo

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha garoonka diyaaraha dehmada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug oo ah mid ay si isku tashi ah ku bilabeen dhismihiisa qaar ka mid ah bulshada ka soo jeeda deegananada dhaca waqoyiga Bari ee Gobolka Mudug

Dhismaha Garoonka Af-barwaaqa ayaa waxuu hada uu marayaa meel gabgaba  ah ayaa waaxaa markii ugu horeesay kormeer ku tagay injineero ka Socoda Hay,ada duulista Rayidka  Somaliyeed  kuwaa oo ay wahelinayeeen latiliyaha dhanka arimaha bulshad ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Xildhibano.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here