Mas’uuliyiinta Wasaaradda macdanta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland oo  qabtay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Wasaaradda

0
176

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munsabada xilika ay ugu kala wareegayeen Agaasimaha  cusub iyo  kii hore ayaa waxay ka  dhacaday Wasaaradda macdanta iyo kheyraadka biyaha Jubbaland  Waxaana ka soo qeyb-galay Mas’uliin ka socoday  Wasaaradda haqada iyo shaqaalaha jubbland iyo qaar ka mid ah  Golaha Wasaaradda Jubbaland.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here