Kismaayo(Idaacada Waamo)Dhallinyarada Aqoon yahanada ah ee dalka dib ugu soo labaatay ayaa si iskood ah isugu xilqaamay in ay aas-asaan urur ay ku midaysan yihiin aqoonyahanka Dalku oo ah Mid ka shaqeeya wacyi galinta dhallinyarada iyo ka qayb qadashada hormarada kala duwan ee dalka kajira.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaan warbixintan inooga diyaarisay.