Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka socotay hay’ada Tayo-dhowrka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa kormeer ku sameeyey qaar ka mid ah shikadaha biyaha maagalada Kismaayo.
Ujeedada kormeerka hay’ada taya dhowrka Jubbaland ayaa ahaa xaqiijinta tayada biyaha ay soo saaraan shirkadaha.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.