Mas’uuliyiin uu Hogaaminayo Wasiirka Waxbarashada Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Marka

0
5

Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaaradda Waxbarashada koonfur galbeed mudane Ibrahim Adan Ali Najah uuna qeyb kayahay Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji ayaa gaarey degmada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here