Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiinta ka socda Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa kormeeray xarunta tababarka macallimiinta Qaranka ee Baydhabo, halkaas oo ay kula kulmeen maamulka iyo shaqaalaha xarunta. Kormeerkan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo tayada waxbarashada iyo kor u qaadista xirfadda macallimiinta dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.