Mas’uuliyiin kormeeray xarun dhirta lagu Kobciyo ee waqooyiga Kismaayo

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Degaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland Aadan Maxamad Huddle iyo masuuliyiin uu hoggaaminayo ayaa kormeer ku tagay Xarunta Kobcinta Dhirta oo ku taalla degaanka Buula Bartira ee waqooyiga magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here