Kosmaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdi ballaaran oo Kasocda Maamulka Somalilaand ayaa Kormeer Indho indhayna ku tagay Wakaalada Biyaha magaalada Burco ee Xarunta Gobalka Togdheer.
Waftiga oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasarada Biyaha Somaliland Wasiirka wasarada Waxbarashada Barbaarinta iyo Sayniska Somaliland maamulka gobalka Togdheer iyo ka Dagmada Burco ayaa u jeedkiisu ahaa u kuurgalida habka ay u shaqayso wakaladaasi.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.