Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo dhaqalaha buluugga Jubbaland Axmad Xassan Cumar ayaa Booqasha u kuur galid ah ku tagay Xarunta Hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland.
Wasiirka ayana waxa Xarunta ku soo dhoweyay Gudoomiyaha Hay’adda Taya-dhowrka Jubbaland Maxamad Axmad Nuur iyo Howadenada Hay’adda Taya-dhowrka isagona inti u kormeerka ku jiray qimeen ku sameyay habsami u socodka shaqada ay Bulshada u hayan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.