Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay qararadeen biyaha wabiga Jubba kagadaal markii ay soo galeen biyaha bada ayna xaalad biyo yari ah kajirto Deegaanada dhaca waqooyiga magaalada kismaayo ayaa waxaa masuuliyiin katirsan maamulka Jubbaland oo lahadlay Idaacada Waamo ay sheegeen in laga jawaabi donoo dhawaan cabashada biyo yari ee kajirto Goobweyn iyo Qaam-Qaam
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.