Mas’uuliyiin Katirsan Jubbaland Oo Kormeeray Xabsiga Dhexe Kismaayo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasarada Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Jubbaland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kormeer loogu kuurgalayay xalada ay ku jiraan maxabiista ku tagay Xabsiga dhexe ee dagmada kismaayo

inta uu socday Kormeerku ayaa waxay masuuliyiintu qayb qayb u booqdeen qaybaybaha uu xabsigu ku ka koobanyahay adeegyada ay maxabiistu u naahanyahay iyagoo sidoo kale warbixin ka dhagaystay maamulka xabsiga.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here