Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo kormeer ku tagay deegaanno uu fatahaad ka sameeyey webiga Jubba

0
358
Kismaayo(Waamo Radio)Wabiga Jubba Ayaa Fatahaado Kasameyay Degaano Katirsan Gobolka Jubba Hoose Waxana Fatahaada Wabiga Uu Samen Kuyeshay wax soo saarka Beraha Iyaduu uu wabiga Dhul Beereedyo Badan Uu Kufatahay
Tuuloyin Dhowr Ah oo Kismaayo Kajiro Dhanka Waqooyi Oo uu kufatahay wabiga ayaa waxaa Booqday wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid gooni waxaana Deganada ay tageen kamid ah Goobweyn Buula Gudud Siinka Leer Iyo Baar Sanguuni
Kormeerka Kadib waxaa Warbaahinta Degaanka Sanguuni Kula Hadlay Gudomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Cabdirashiid Gooni
Waxaa inoo soo jeedinaya:-Iidle Aadan Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here