Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Masharicdaan oo ay kamid yihiin Dhismaha Suuqa Xolaha Degmada Kismaayo Hirgalinta wadooyin ay baahi weyn u qabeen Bulshada Tuuloyinka Qaam-Qaam iyo Yoontoy Ee dhaca waqooyiga Magaalada Kismaayo waxaa Siwada jir ah u dhagax dhigay maamulka Degmada Kismaayo iyo Wasiiro Ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan iooga diyaariyay.