Mas’uuliyiin katirsan Jubaland oo kormeeray deegaanada galbeedka Kismaayo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku-xigeenka Kowaad ee Baarlamaanka Jubbaland iyo Wafdi u hogaminaya oo kakooban labada Gole ee Jubbaland ayaa booqasha u kuur galid ah ku maray deganada kala ah fuumo suban salaama iyo jiroole oo dhaca galbeedka Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose.

Kormeerka oo aha mid lagu qimeynayay bahiyaha kajira deganadaas ayaa waxa masiliyinta Gudoomiyaha ku wehlisay ka mid aha Wasirada Beeraha Gargaarka Biyaha iyo wasiirka degaanka waxana waftiga ay warbixina kadhagesteen bulshada ay kula kulmed deganada ay somareen.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here