Mas’uuliyiin kala duwan oo kormeeray Keydka raashinka Puntland

0
159

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka SODMA Mudane Mohamed Moallim Abdule iyo Wasiirka Wasaaradda gargaarka Dowlada Goboleedka Puntland Cabdullahi Cabdi Xirso ayaa maanta kormeeray baqaarka keydka Wasaaradda gargaarka Dowlada Gobooleedka puntland oo ay ku jiraan deeq mucaawino ah oo hey’adda SoDMA horay u gaarsiisay 380-ton oo gargaar iskugu jira Raashin, Daawo iyo Dhar kuwaas oo loogu talagalay dadkii ku baracay dagaalada ka socda Gobolka Sool.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here