Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo gaaray Deegaanka Baarka

0
233

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda arimaha gudaha  Jubbaland,mamulka gobolka Jubada hoose iyo kan Degmada Kismaayo ayaa tagay deegaanka Baarka oo hoos taga  degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here