Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo Xariga kajaray Xarun lagu Kediyo Shidaalka

0
274

Kismaayoo-(Idaacadda Waamo)-Halkaan oo ah xaruunta ugu weyn ee Kaydka shidaalka Ee Shirkadada  shidaalka  Kismaayo  Ee Som Goal Petroleum  ayaa waxaa maanta xariga ka jaray  mas’uuliyiin uu kamid yahay wasiirka Wasaaradda Macdanta iyo tamarta Dowlad Goboleedka  Jubbaland Guddoomiye ku-xigeenka  Rugta Ganacsiga  iyo warshadaha Jubbaland iyo maamulka shirkada waxaana shirkadan ay mas’uuliyiinteeda ay sheegeen in ay  waxbdan kabadali doonta howlaha keenista shidaalka Magaalada oo inta badan lagu keeno foostooyinka.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here