Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo Xaafad cusub ka dhagax dhigay magaalada Kismaayo

0
238

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ayaa waxaa laga hergelinayaa xaafadda Towfiiq oo ah xaafad cusub,munaasabad lagu dhagax dhigayay xaafaddan cusub ayaa lagu qabtay isla goobtaasi,waxaana goob joog ka ahaa Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbalad,wasiiro iyo Xilibaanno iyo maamulka Degmada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here