Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Goboleekd Jubbaland iyo wafti uu hogaamanaayo ayaa waxaa ay gaareen deegaanka Raaskamboon ,waxiyna booqadeen Isbitaalka Guud ee deegaankaasi, Waxiyna u kuurgalaaan xaaladaha uu ku sugaan yahay isbitaalka iyo adeegyada uu u bahan yahay in laga caawiyo isbitaalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.