Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha xabsiga wayn ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta kormeeray Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo arimaha dastuurka Jubbaland oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Amniga Jubbaland iyo masuuliyiin ka socday Hay’adda UNOPS oo ah Hay’adda fulinayda dhismaha xabsiga.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.