Masuuliyiinta waxaa hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Jubbaland, qaar kamid ah Golaha Wasiiradda Jubbaland, Maamulka Degmada Kismaayo iyo Xildhibaano ayaa kormeer indho indheyn deegaan ka sameeyey Deegaanka Kudhaa.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.