Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeer ku sameeyay dhismaha wadada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow

0
122

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wadada isku xirta Magaalada Kismaayo iyo Degmada Afmadow ee gobolka Jubbada hoose oo uu dhismeheedu socdo ayaa waxaa maanta gormeer ku sameeyay Gudoomiyaha rugta ganacsiga iyo warshadaha Jubbaland iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan Dowlad goboledka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here