Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Allaah ha u naxariistee waxaa maanta Qabuurha Baar- Caleen ee galbeetka magaalada Kismaayo lagu Aasay Xaaji Cabdi biroole oo ku geeriyooday da’da boqol iyo labaatan sano (120)jir waxaana uu marxuumka maal-mahaan ku xanuunsanaya magaalada Kismaayo aaska marxuumka waxaa ka qeyb-galay ma’suuliyiin katirsan Dowlad goboleedka Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshada magaadada Kismaayo.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan innooga diyaariyay.