Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo boqoday dad barakacayaal ah

0
270

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Mas,uuliyiintaan gaaray Deegada dhaca waqooyiga magaalada kismayao ayaa waxaa hogaaminayay agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Jubbaland,waxaa qeyb ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay gudiga kumishinka Qaxootiga u qaabilsa Jubbaland.

Iidle Adan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here