Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tagay goob loo asteeyay in la dajiyo dadkii ay abaartu saameysay ee ku soo barakacay duleedka Kismaayo,kuwaasi oo xilligaan u baahan gargaar degdeg ah iyo dib u dajin ballaaran.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.