Mas’uuliyiin ka tirsan Jubaland oo kormeer ku tagay barakacayasha degaan Lugloow

0
31
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Luglow ee Waqooyiga magaalada Kismaayo.
Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa indho-indhaynta Mashaariicda Xalka Waara ee ka socda Deegaanka Luglow iyo u kuurgelidda baahiyaha ka jira deegaanka si ay Dowladdu wax uga qabato.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbicintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here