Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye Ku Xigeenka labaad ee Baarlamka Hirshabelle wasiirka Wasaaradda Maareynta Masiiboyinka Maamulka Hirshabelle iyo masuuliyinka socda maamulka gobolka iyo kan dagmada ayaa Kormeerku tagay Tuulada Baarey Oo Dhowaan Uu fatahaadka Sameyey Webiga Shabelle.
Gudoomiyaha Degamada Howhar Cismaan Maxamed Mukhtaar ayaa ka warbiyay halka ay marayaan dadaala lagu xirayo meelaha wabigu biyaha Ka jabsaday.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.