Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Galmudug ayaa kormeer ku tegay Isbitaalka Guud ee Gobolka Galgaduud waxiyna u kuurgalay xaalada caafimaada ee isbitaalka iyo baahiyaha caafimaad ee ka jira isbitaalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.