Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wafdigaan oo iskugu jiray Wasiiro katirsan Dowlad goboleedka Galmudug maamulka Caasimada Dhuusamareeb iyo aqoonyano ayaa garay degaanka Gadoon oo hoostaga Magalada Dhuusamareeb waxana wafdiga halkas kusodhaweyey Maamulka degaanka iyo bulshada qeybaheeda kaladuwan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.