Mas’uuliyiin ka socday qaar ka mid ah wasaaradaha Jubbaland oo gaaray deegaanka Baarka

0
254

Kismaayo-(Idaaadda Wamo)-Qaar ka mid ah Agaasimiyaasha Wasaaradaha dowlad goboledka Jubbland ayaa waxaa ay kormeer shaqo ku tageen deegnka Baarka oo qiyastii 45km kaga beegan dhinac waqooyi magaalada Kismaayo.

Cabdinnuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here