Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa kormeer ku sameeyey qaar kamid ah Shirkadaha Biyaha galiya ee Magaalada Kismaayo xarunta kumeeel gaarka ee Jubbaland.
Kormeerka ay sameysay Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha Jubbaland ayaa ujeedkiisu ahaa ukuura galida xaaladaha ay ku shaqeeyaan shaqaalaha iyo sida ay u helaan xuquuqdooda aasaasiga ah.
Cowke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.