Mas’uuliyiin ka shiray Colaad Beeleedyada ka taagan Gobalka Mudug

0
13
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xubano ka tirsan Wasiiro iyo parlaamanka dowlada goboleyada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa ay kulan ku yeesheen Xarunta Galkayo ee gobolka Mudug
 
Kulanka oo ahaa sidii Dowlada Goboleyda Galmudug iyo Puntaland ay xooga u saari lahayeen Joojinta Colaadaha ka taagan Galbeedka Gobolka Mudug iyo sidii xal waara loga gaari lahaa colaada beelyada ku soo lalaabatay Deegaanadasi.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here