Mas’uuliyiin ka qeyb gashay Munaasabad ay ku qalin jibinayeen in ka badan Labo kun oo Arday

0
101

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Munaasabadaan oo ay ku qalin jibinayeen in ka badan 2000 oo Arday islamarkaasna ah horintii 17-aad ee Jaamacadda Soomaaliya ayaa waxaa ka soo qeyb galay,Xildhibaanno,Wasiirro,Maamulka Jaamacadda iyo marti sharaf kale.

ugu horeeyn Gudoomiye ku xigeenka Jaamacadda Soomaaliya Xasan Maxamuud Sayid ayaa sharaxay tirada Ardayda qalin jibisay.

Abdirahiin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here