Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo kormeeray dad ku soo barakacay deegaanka Buulo-guud

0
106

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-24,kii saac ee u dambeeyay waxaa deeganka buulo-gaduud ee duleedka magaalada kismaayo ku soo qul-qulaayay dad ka so barakacay fatahaadda wabiga Jubba uu ka sameeyay deeganka Baar-sanguuni ee waqooyiga magaalada kismaayo.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guryeynta iyo dib u dhiska Jubbaland ayaa kormeer kutagay deganka bula gaduud si ey u soqimeyaan xalada dadkaas barakacayasha ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here