Masjidka Al-wasiila ee Kismaayo oo dayactir lagu samaynayo

0
359

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Dib u balaarinta  lugu wada masaajidaka Al-wasiila ee ku yaaala xaafadda calanley  waaxda iftiin, culumada masjidka  ayaa balaarin kawada  sidii ay ku weyneen lahayeen madam kolkii hore bulshadda ku tukata masjidkan uu ku yaraa , waxa ayna bulshadda kale duwan ee kunool maglaadda Kismaayo ay culimadu ka codsadeen   in ay ka qeyb qataan dhismaha masjidkan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

   

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here