Masjid cusub oo laga hirgaliyay deegaanka barkadda Shariifada

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Barkadda shariifada ee galbeedka Magaalada Kismaayo ayaa lag hirgaliyay Masaajid Cusub kaas oo dhismihiisu in mudo ah ayadoona dhismaha Masaajidkaan ay gacan wayn ka gaysteen dad qurba jooh ah oo deegaanka u dhashay.

Daah-furka Masaajidkaan oo ku soo aaday bilowga bisha barakaysan ee rabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jubbaland ,Masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlad goboledka Jubbaland ,Cilimo Awdiin iyo marti sharaf kale.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here