Mas’iiliyiinta Wasaaradda Amniga Jubbaland oo kormeeray Saldhigayada Booliska Kismaayo

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga gudaha Dowlad Gobaleedka  Jubbaland  iyop masuuliyiin kale ayaa  kormeer shaqo  ku tagay  afar xarumood oo kamid ah  saldhigayada booliska ee ku yaala Magalada  kismayo ee XaruntaGobalka Jubbada Hoose.

Ujeedka Kormeerka ayaa ahaa ukuur galida xaladaha ay ku shaqeeyaan gabahaasi iyo  in xarumahan lagu soo Kordhiyo Xafiisyo cusub oo loogu adegayo Haweenka Lakulma Tacadiyada Kadhanka Jinsiga iyo sidoo kale dadka qaba Baahiyaha Gaarka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here