Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Berbera ayaa laga daahfuray mashruuca taakuleynya kaluumeysatada Soomaliland.
Madasha lagu daah-furayay mashruucaan ayaa waxaa goobjoog ah Agaasimaha guud ee wasaaradda kalluumaysiga iyo harumarinta xeebaha maamulka magaalada Barbera iyo xubno kamid ah kaluumeysatada Barbera.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.