Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca SFRP oo Taageera beeralayda iyo xoola dhaqatada Soomaaliyed uuna Maalgaliyo Bangiga aduun ayaa wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland waxaa ay codsatay in la balaariyo qaybta Jubbaland lana gaarsiiyo 3 degmo oo ka tirsan Godo iyo Jubbada Hoose kuwaas oo mashruucu uusan horay uga shaqayn.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.