Mashruuca Guri Cunno ku beerasho oo laga daahfuray magaalada Kismaayo

0
336

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Mushruuca oo loogu magac daray guri cuno ku beersho ayaa waxaa loogu talo galay inaye ka faa’iidaystaan ku dhawaad 200 qoys oo kunool magaalada Kismaayo.

Mushruucan waxaa ka faa’iidaysan doona  dadkii ka soo laabtay xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo dadka dag Degaanka Goobweyn.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixita iooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here